Magaaladda Dunida Ugu Qabow

0
485

Magaalada Oymyakon ee ku taalla dalka Ruushka ayaa ah tan dunida ugu qabow. Magaaladan ayaa cidhifka waqooyi ee dhulka u jirta 350 km keliya. Tirada dadka ku nool ayaa ah dhawr kun oo qof. Heerkulka magaaladan ayaa gaadha -52 ( mid 52 ka hooseeya Eberka) , mararka qaarkoodan wuxu gaadhaa -72.
 

Leave a Reply