Guriga Caaradda Oo Noqday Mid Yaab badan

0
377

Caarada ayaa noqotay mid nolosheedu ay yaab leedahay. Guriga caarada ayaa isna noqday mucjiso,. Waxaana culimada qaabilsan cayayaanka ay cadeeyeen in Caarada dhediga ahi ay disho kan Lab ka dibna ay bakhtigiisa ka saarto guriga. Wakhtigaasi oo ay ogaato inay dhali doonto carooyin yaryar. Caarada yaryar ayaa iyaguna marka ay koraan tan dhashay ee hooyada u ahayd dila gurigana ka saara sidaas ayayna noloshoodu meerto ku tahay. Waa arin yaab ku noqotay culimdaasi. Allah (sw) wuxu quraankiisa ku sheegay in guri kan ugu liita u yahay kan caarada. Xikmadaha diinta ayaa soo baxa mar kasta cilmi baadhisa la sameeyo.

Leave a Reply