Maraykanka: “Waxay Sumaysay Ilmaheeda Si Ay Caan U Noqoto”

0
402

Maxkamad ku taalla dalka Maraykanka ayaa dhegaysatay dacawad lagu soo oogay hooyo la sheegay in ilmaheeda yar ay si ulkac ah u dishay iyadoo doonaysay inay caan noqoto oo lagu baahiyo warbaahinta.  Ilmahan yar oo jiray 5 sano aya la sheegay inay cunto ugu dartay suntaasi.  Koox difaacaysay gabadhan ayaa sheegay inay gabadhani dhibaato kala kulantay daryeelka ilmahan oo bukaan ahaa taasina ay ku keliftay inay disho. Laakiin dhakhaatiirta ayaa sheegay inay saaxiibadeed u sheegtay inay doonayso in wargeysayada iyo baraha internetka iyo warbaahinta guud ahaan lagu baahiyo si ay caan u noqoto.

Leave a Reply