14 Sano Ayuu Qol Ku Xidhnaa

0
429

Dalka Urugway  laba waalid ayaa wiilkooda oo 16 jir ah ku dhex xidhay qolkii uu degenaa. Waalidiinta ayaan u ogolaan wiilkan inuu ka baxo qolkiisa iyagoo silsilad ku xidhay . Timihii iyo cidiyiihba ku dheeraaday. Waalidiinta ayay arintani ku keliftay sida ay sheegeen markii ay  uga taagi waayeen dhibaataynta dumarka. Markii ay labadan waalid goosteen inay xoriyad siiyaan wiilkooda oo lagu magacaabo Oskar , waxa uu ah mid aan waxba kala garanayn oo ku  niyad jabay xadhiga aabihii iyo hooyadii.  Waalidiinta aya wakhtigaasi geeyay Dhakhatar dhinaca cilmi nafsiga ah si loogu daweeyo.

Leave a Reply