Garoon Ciyaareed Biyaha Hoostooda laga dhisayo

0
360

Injineerka Farsamayqaanka dhismaha ee dalka Holand Vhrostofer Cotla ayaa bilaabay dhismaha garoon lagu ciyaari doono kubada Teniska oo la dhisaayo xeebta Dubai.   Dhismaha ayaa la sheegay ina la dhameeyay  habka naqshadiisa sida laga soo xigtay farsamayqaanada wada hawsah wada.
Injineerka ayaa isagoo cadaynaya fikradiisa sheegay in garoonkani isku darsanayo fikirka isu geynta tenoolajiyadda, deegaanka iyo ciyaaraha iwm.

Leave a Reply