Darsaada lagu ogaaday in Shaqada Baananku tahay mid Been Badan

0
416

Sida lagu ogaaday waayo aragnimo cilmi nafsi ah oo ay qaadeen aqoon yahano ka tirsan  dalka Swiserland iyo Maraykanka ayaa cadaysay in dhaqamada dadka bangiyad ka sheqeeya ay keento inay been sheegaan mararka ay lacagha sarifka ah ku jiran ama ay kala bedelayaan.  Aqoonayahanadan oo ka qaaday 128 shaqaale baananka caalmiga ah ee waaweyn iyo weliba kaaliyayaal mutadawiciin ah oo caawinayay ayay ku ogaadeen doorka ay ka cayaarto shaqada baananku damiir la’aanta qofka.
 

Leave a Reply