Wakhti Tima xiiridu Dil ahayd wadanka Shiinaha

0
407

Sawiradan oo ah kuwo qadiimi ah waxay muujinayaan sida dalka Shiinaha uu uga jaraya xukun aad u dhib badan kaasi oo soo gaadhay ilaa 1910.
Dalkaasi ayay manuuc ka ahayd in qofku timaha xiiro, iyadoo haddii uu xiiro lagu qaadi jiray xukun ah dil.  Waxaana lagu qaadi jiray inuu yahay khaa’inal wadan. Waxaana jiray halkudhega caanka  ah “ Ilaali timahaaga, ama madaxa halaga jaro”.  Dadka bidaarta leh ayay dhib badani haysatay oo marar badan loo qaadan jiray  inay iska xiireen, sida ka muuqata sawirada.

Leave a Reply