Wuxu Burburiyay Gaadhi Qaali oo uu Watay 5 Maalmood

0
391

Hantiile Rob Mow oo Ingriiska u dhashay  36 jirna ah ayaa aad u jeclaaday inuu iibsado gaadhi kuwa ciyaaraha iyo raaxada ah nooca Ferrare kaasi oo laga siiyay lacag dhan 290 kun doller. Taajirkan ayaa gaadhigan burubiyay markii shan maalmood oo keliya watay.  Sababta uu gaadhigan u burburiyay ayaa la sheegay inay ahayd markii uu ka wayaay biriiga ka dibna ay la gashay goob beer ah , taasi oo ku keentay dhawaacyo fudud oo dhinaca jidhka. Rob waxa u suurta gashay inuu ka soo dhex baxo gaadhiga, markaasi ka dibna ayuu goostay inuu gacantiisa ku burburiyo gaadhigan sida lagu daabcay wargeysa Dailay mail. Gaadhiag waxa uu iibsday khamiistii todobbaadkii hore waxaana uu burburiyay Salasadii toddobaadkan dhamaaday  waana muddo shan maalmood oo keliya ah.
 

Leave a Reply