Qarnigii Jidh Dilka Iyo Naxriis Daradda

0
348

Mararka qaarkood waxay kugu soo dhacaya in gebi ahaanba ay dunidu riwaayad waalan ku jirto, iyadoo dagaaladii iyo  jidh dilku uu dhaafay xadkiisa.
Inkasta oo macluumaadka laga hayo qarniyadii dhexe ay wax badani ka dhiman yihiin, haddana waxay ahaayeen qaranyo ka arxan  daran, kana colaad iyo dagaalo badan kan maanta aan joogno.
May jirin jidh dilka casriga ahi ee electric-ga ah, laakiin amiirada iyo boqorada ayaa jeelasha ku ciqaabi jiray maxaabiista. Dadka la xidho ayaa u badnaa maxaabis dagaal iyo kuwo boqorada ka hor yimid. Sawiradan waa qaababkii dadka loo dili jiray qarniyadaasi. Iyagoo qaarkood budhadh waaweyn la  dhici jiray qofka ilaa inta uu dhimanayo. Waxan daawan jiray boqorka iyo dadweyn loogu yeedhay riwaaydaasi waalida ah.

Leave a Reply