Wuxu ku dhintay Tijaabadii Fikradiisa

0
422

Sanadkii 1913 waxa dhintay Engineerkii Aurel Valeco oo u dhashay Romania. Injineerka ayaa ahaa farsamooyin cusub oo dhinaca dayuuradaha ah. Injineerkan ayaa dhintay markii uu isku deyay inuu ku dul duuliyo buuraha Karabakh, halkaasi oo ay dayuuradii kula dhacday isla markaana uu ku geeriyooday.

Leave a Reply