Dhimashadiisu Ma Been Ayay ahayd?

0
577

Dalka Hayti  oo ah dawlad yar oo ku taalla badda Carbianka, ayaa bishii May  2, sanadkii 1962 ay ka dhacday qiso ka yaabisay dad badan, laakiin markii danbe la gartay sababta. Nin lagu magacaabo Clarifuyus oo ah muwaadin dalkaasi u dhashay ayaa markii uu ku soo noqday gurigii, wax yar ka dib dhacay oo miyir beelay.
Qoyskiisa ayaa ula cararay dhinaca dhakhtarka , dhakhaatiirta ayaa baadhis ku sameeyay, laakiin wax yar ka dib waxay sheegeen inuu u dhintay wadnaha oo istaagay.
Waxaana qoray waraqadii cadaynta dhimashadiisa labada dhakhtar oo Maraykna ahaa oo halkaasi ka hawl gelayay.  Qoyskiisa ayaa u dhaqaaqay aaskiisa galabnimadii maalinkaasi uu dhintay.
Laakiin ninka ayaa soo noqday 18 sano ka dib isagoo caadi ah ? Sidee ayay arintani ku dhacady? Waxay noqtay qiso ka yaabisay dadkii . May ahayn sheeko been aha waxay ahayd wax dhacay… la soco…
 

Leave a Reply