Ku Dardaarmay In Gaadhigiisa Lala Aaso

0
350

Nin u dhashay dalka Maraykanka kuna nool gobolka North Carolina ayaa ku dardaarmay in maraka uu dhinto lala aaso gaadhigiisa oo noocisu yahay Ponteik Model 1973 . Waxa kale oo ku dardaarmay in hubkiisa la saaro kursiga hore.  Ninkna oo da’diisu gaadhay 90 sano ayaa dardaarankiisa la fuliyay ka dib markii u dhintay  iyadoo xabaal weyn loo qoday si loogu rido gaadhiigiisa.
 

Leave a Reply