Markabkii Titanik Ninkii Sameeyay Ayaa Ku Dhintay

0
373

Markabkii ugu weyn ee la sameeyay Qanighii 20aad   wuxu ahaa Titanik. Markabkan waxa hindisay  Eng.Thomas Andrews oo ahaa Injineer ciidamada badda ah. Markabkan ayuu soo jeediyay in loo sameeyo 46 Laash oo dadka samata bixiya haddii ay la soo gudboonaato arrin halis ah.  Laakiin waxa loo sameeyay oo keliya 20 laash. Injineerka ayaa raacay markabaka markii uu baxay safarkiisii ugu horeeyay. Nasiib daro Markabka ayaa jiidhay buur baraf ah. Injineerka ayaa wakhtigaasi isku deyay inuu badbaadiyo dadka laakiin ugu danbasytii isaga ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay burburkii Markabkii ugu weynaa dunida ee abid la sameeyo. Kaasi oo safarkiisii koowaad ku burburay biyaha badweynta Atlantiga.
Waxaana marar badan lagu tilmaama Injineerku inuu gacantiisa ku sameeyay wedkiisa.

Leave a Reply