Lix Bilood Shaqo, Lixda kalena Safar Dunida Lagu Wareego

0
307

Waa nin dhalinyaro ah oo 35 jir ah, waxaana uu doortay qaab uu iskii u jeclaaday oo nolol ah. Ninkan ayaa shaqaysta 6 bilood sanadkii, isagoo lixda kalena dunida ku sooo wareega isagoo  baaskiilad wata.
Lixda uu shaqaysto ayuu kaydsadaaa kharashka safaradiisa, waxase uu mudada uu ku jiro safarka baaskiilka la kulmaa ariimo badan oo yaab leh. Ninkan ayaan ku noolaan muddo 15 sano meel keliya wax ka badan lix bilood. Waxaana uu nikani ku jiraa safarka nooca loo yaqaan “ultraromance” socodka sheekooyinka ee gaarka ah.

Leave a Reply