Japan: Qabiilada Eno Iyo Aaminadda Yaabka leh

0
298

Waxay dad badani aad u yaabaan marka ay maqleen Hindiya waxa ku nool dad caabuda Lo’da laakiin dalka Japan waxa degan dad ka sii yaab badan kuwaasi oo iyaguna caabuda xayawaanka loo yaqaan Dubaha.
Qabiilada oo lagu magacaaabo Eno ayaa aaminsan in xayawaankani uu yahay  mid ay caabudayaan madaama uu yahay mid ay ka barakaystaan. Waxase dadka ka yaabiyay marka ay haddana qalaan iyagoo aaminsan in dhiigiisa, lafahiisa iyo haragiisu uu leeyahay barako. Dhiiga xayawaankan  Dubaha ah ayay cabaan , iyagoo haragiisa guryahay sudha isla markaana qaybo ka mid ah xidha.

Leave a Reply