Ma Og tahay in Banii’aadamka uu ku jiro Jidhkiisa Dahab?

0
284

Jidhka qofka banii’aadamka ayuu ku jira 0.2 Mg dahab ah, kaasi oo badankiisu laga helo dhiiggiisa. Dalka Faransiiska ayaa isna noqday meesha ay ku nool yihiin dadka ugu werwerka badan dunida iyadoo 5-tii qof  mid ka mid ahi uu  ka cabanayo werwerka.
Dawladda Muritaniya ayaa wakhtigan ay ku nool dad adoomo gaadhaya 500 kun oo dad kale leeyihiin.  Dalka Maraykanka 15% ka mid ah dadka waaweyn ayaan adeegsan Internetka.  Waxa kale oo taariikhda galay in Guriga Cad ee Maraykanka qaybo ka mid ah lagu dhisay iyadoo la adeegsanayo adoomo. Madaxweynihii hore ee Maraykanka Lincoln ayaa isagana waxa dilay nin jilaa ah oo metelaada sameeya, kaasi oo uu weliba Lincolin laftiisu aad u jeclaa una ahaa taageere.

Leave a Reply