Xanuunka Foosha Hooyadu Waa 20 Lafaheeda Ah Oo Le Jebinayo

0
307

Ilmaha yari marka uu uu dhalanayo ee uu ka soo baxayo uurka hooyadii, wuxu dareemaa xanuun aad u dhib badan, maxaa yeelay lafihiisa oo dhan ayaa yaraada, waxa kale oo cadaadis ku dhaca madaxiisa, xanuunka ilmaha yar ku dhacaya ayaa sababa inuu oohin bilaabo marka uurka uu ka  soo baxo, inkasta oo ay  jiraan kuwo iyagu u dhinta cidhiidhigaasi iyagoo cabudha. Dhinaca hooyada camaliyadda dhalmadu waxay la xanuun tahay iyadoo hooyada isla mar keliya in la burburiyo 20 lafood oo jidhkeeda ah. Waana xanuunka labaad ee ugu dhibta badan qofka aadamiga ah waxa keliya oo ka horeeya waa iyadoo qofka nolol lagu gubo. Waxaana la sheegay in qofka aadamiga ahi u u adkaysto xanuunka 45 daqiiqo oo keliya halka kan dhalmada ay hooyadu adkaysto 75 daqiiqo. Taasi oo kor u dhaaftay 12 xadiga caadiga ah ee ay u qiyaaseen inuu qofku u adkaysan karo xanuun.
 

Leave a Reply