HAMBALYO MEHER

0
924

Guddoomiyaha DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre (Sayid), Guddoomiye Ku xigeenka ahna Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, Xasan Xuseen Cabdi, Tifaftiraha Wargeyska The Horn Tribune Maxamed Axmed Cigge, Madaxa maamulka iyo xisaabaadka DAWAN Deeqa Axmed Cabdilaahi, Axmed Maxamed Saleebaan, Faysal Cabdilaahi Cabdalle, Xasan Xuseen Cabdi, Siciid Maxamed Askar, Foosiya Iid Cumar, Amaal Axmed Maxamed, Shukran Cabdisalaan Mahdi Sagal C/Raxmaan Axmed, Khadar Maxamuud Cismaan (Dhako), Siciid Faarax Muuse, Jamaal C/Raxmaan Maxamuud, Faysal Xiis Weerar, Yoonis Maxamed Jaamac, idiris Muxumed Xasan, Deeqa  Siciid Xassan, , Mustafe Daad, Yuusuf Maxamed Xasan, Cabdilaahi Siciid Muxumed, Good Maxamed Good, Sacad Cabdi Muxumed Xarbi, Axmed Cali Wacays,Cali Xasan Maxamuud, Mustafe Maxamed Nuur.
Dhammaan shaqaalaha, Weriyeyaasha, soo saareyaasha iyo Tifaftireyaasha DAWAN Media Group, waxay hambalyo meher u dirayaan
 Cabdilaahi Cabdi Xirsi
          Iyo
Arragsan Faarax Maxamuud
Oo meherkoodu ka qabsoomay Magaaladda Boorame 9/10/2015, waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.
AAMIIN                  AAMIIN                 AAMIIN                     AAMIIN 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here