Hooyada ugu Fiican Ingiriiska

0
694

Hooyo u dhalatay dalka Britain ayaa waxaa loogu magac daray (Hooyada ugu fiican Britain) kadib markii kaalinta Koowaad ka gashay Hooyooyinka dalkaasi ugu carruurta badan.
Hooyadaasi ayaa lagu amaanay in inbadan ay ka duwan tahay Hooyooyinka kale ee reer galbeedka gaar ahaan kuwa Britain oo iyagu dhaliinkooda ku joojiya 1 ilaa 3 carruur ah.
Warbaahinta caalamka ayaa aad u hadal hayo Hooyadani waxa ayna sheegeen in hadda ay dhashay 12 Carruur ah, kan Sadax iyo tobnaadna ay caloosha ku sido.

Leave a Reply