Shirka Yurub iyo Turkiga ee Qaxootiga

0
413

Wakiilo ka socda Gudoomiyaasha gudiyada Yurub ayaa jooga Turkiga, si ay u dhiirigaliyaan dowladda Turkiga inay saxiixdo qorshe wax looga qabanayo dhibaatooyinka qaxootiga.
Qaxootiga badankood ee yimaada Yurub ayaa soo mara Turkiga. Laakiin Turkiga ayaa waydiisanaya si ay ula shaqayso Midow Yurub waxyaabo dhowr ah.
Waxay doonayaan in loo sahlo Viso la’aan in dadkeeda ay ku iman karaan waddamada Yurub qaarkood, iyo in laga wadahadlo qorshe ay ku doonayso in laga sameeyo meelo ammaan ah waqooyiga Suuriya ee ay qaxootiga joogi karaan.
 
 
 

Leave a Reply