Wuxu Codsaday Shaqo Yaab Leh?

0
356

Nin u dhashay dalka Maraykanka ayaa noqday nin codsaday  shaqadii ugu yaabka badnayd. Ninka ayaa Madaxweynaha Maraykanka ka codsaday  iyo guriga cadi inay siiyaan shaqo. Ninkan oo lagu magacaabo Mix ayaa sheegay inuu yaqaano shaqada ah in faraha dadka lagu maaweeliyo isagoo fariihiisa is dhex geliya oo isla markaana kaga sanqadhinaya.
Laakiin barta internetka ee aqalka cad yaa ninkaasi usoo jawaabtay oo u sheegtay in shaqo faraha laga dhacdhacsiiya aanay wakhtigan ka banaanayn guriga cad, laakiin marak ay ka banaanaato loogu yeedhi doono. Shaqaalaha guriga cad ayaa daawday muuqaalkii Videoga ah ee Mix usoo gudbiyay guriga cad si lo arko shaqada uu qaban karo. Waxa kale oo ay daawadeen warqadii uu ku sexeexnaa madaxweyne Obma ee jawaabta ahayd.

Leave a Reply