Lamaane aroos ah ayaa shil baabuur ku dhintay iyagoo wakhtigaasi ku sii jeeday gurigii arooskooda.ย Lamaanahan oo u dhashay dalka Masarย ayuu gaadhigooda isku dheceen gaadhi kale taasi oo sababtay inay labadii arooska ahaa halkaasi ku naf waayaan.
Arooka oo lagu magacaabi Jiray Eng. Axmed Xijas iyo aroosadiisa ayaa loo sameeyay Aas aad murugo uย leh.
Asxaabtii arooska ayaa sheegay inayย aadย uga xun yihiin labadaasi dhalinyarada ah ee habeenkii farxadoodii ay isu rogtay murugo ku habsatayย asxaabtiisa iyo eheladooda.ย Booliiska ayaa sheegay in labada gaadhi uu mid ksta ku socday xawaare aad u sareeya.























