Dhaqamada Ciqaab ku Edbinta Qoyska

0
400

Dumarka qaybo ka mid ah Pakistan waxa haysta cadaadis iyo ciqaan aad u xun kaasi oo kaga imanaya dhinac ragga qaba. Dalka Pakistan sanka ayaa ah sharafta iyo karaamada qofka. Waxaana jirta odhaahyo ay isticmaalaan hadii aabuhu ku yidhaa gabadhiisa ama inankiisa “ Ilaaliya sankayga oo ha samaynin”, sidaasi ayay ku dhaqan gelaysaa. Ninka ayaa awood u leh inuu  xidho ama dilo gabdhiisa. Haddii ay guriga ka baxdo isaga oo  aan ogayn wuxuu ka samaynayaa inuu ka jaro sanka, sidoo kalena wuxu xidhi karaa 10 bilood. Ciqaabka iyo dhaawacyada uu geysanayo ninkeedu malaha wax ka soo qaad.
 
Dhaqanka ninku awooda ugu leeyahay gabadhiisa inuu ku edbiyo waxa ka mid ah inuu sanka goyn karo, inuu jidhkeeda biyo kulul ku shubi karo iyo inuu furi karo. Waxaana looga yaqaanaa dhaqamada edbinta qoyska. Ragga naxariista badan ayaa ku kaaftooma ciqaab yar oo fudud. Gabadhan sawirka ka muuqata ninkeed ayaa biyo kulul kaga shubay gacanta.

Leave a Reply