Gorgor Laga Shaqaaleeyay Xarunta Hawada Sare ee Yurub

0
350

Arrimah ugu muhiimsa ee qalabka Xidigiska iyo hawada sare loo adeegsado (Astronomical equipment) ayaa ah inay nadiif ahaadaan , iyagoo markaasi u sheqeeya sid ugu wanaagsan. Sidaas darteed xarunta European space station ee loo yaqaan Estrack ayaa shaqaalaysay shimbir Gorgor ah si uu ilaaliyo nadaafada xaruntan.
Gorgorkan oo lagu magacaabo Nalla ayaa u sheqeeya sida qof  ilaaliye ah ( bodyguard)  iyo kaaliye isagoo ka ilaaliya shimbiraha iyo dhamaan wixii nadaafadiisa waxyeelo u geysnaya iyo dhamaan xayawaanada kale ee hawada maraya, kuwaasi oo qaybta sare ee xaruntan waxyeelo u geysanaya.
Adrian Rubio Botelho  oo ah ninka leh Gorgorkan ayaa ku tababaray inuu noqdo mid hawlahan ilaalinta nadafada si fiican uga soo baxa.

Leave a Reply