Facebook Ayaa markhaati U Noqday

0
458

Nin lagu magacaabo Rodney ayaa booliisku ku eedeeyay inuu dukan ka xaday lacag dhan 23 kun doller , kaasi oo Valley stream wall. Ninkan ayaa rinkaasi diiday oo sheegay in aanay jirin lacag uu ka dhacay dukaan.
Rodney ayaa ku dooday in xiliga dukaanka la xaday uu ku  jiray Facebook isagoo joogay guriga aabihii. Mar danbe ayay maxkmadu aqbashay cadaynta Facebook oo kiiskiisu sidaasi ku buray ka dib markii ay baadhis ka samaysay facebook.

Leave a Reply