Xayawaandu Iyagoo Kala Duwan Way Is Caawiyaan Oo Isu Naxariistaan

0
380

Sawirkan waxa qaaday sawir qaade Matrin isagoo dhex jooga goobaha kaynta Ingriiska waxaa uu yihdi isagoo ka sheekayanya :” Aniga iyo xaaskaygu waxaanu dhex marnay xerada  Xaywaanka eek u taalla waqooyiga London wakhtigaasi oo aan arkay shimbirta dhex xulaysa , wax yar ka dibna waxaan maqlay codka dabagaalaha oo isku  deyay inuu  naftiis badbaadiyo laakiin ay ku adkaatay cidhiidhiga u ku jiray. Markaasi ayaa kamarada la soo baxay si aan sawir uga qaado dabagaalaha , isla markii aan doonayay inaan qaadayo ayuu shimbrika usoo dhaadhacay o dhabarkiisa saaray kana qaaday goobtii cidhiidhiga ahayd. Maaha sawir lagu sameeyay  software laakiin kani waa mid dhab ah oo aan ka qaaday naxariista ka dhaxaysa xayawaanada

Leave a Reply