Jasiiradda Jimanka ee Laga Guuray

0
388

Jasiiradda ku talla dalka Japan ee Hashima ayaa ah mid laga guuray oo aan la cidleeyay wakhtigan. Jasiiradan ayaa ka mid ah 505  Jasiiradood oo ku yalla gobolka Nagasaki ee dalka Japan. Jasiiradan ayaa lagu magacaaba Battleship Island ( Jasiiradda Dagaalka). Jasiiradan ayaa 15 km u jirta badhtamaha Nagasaki. Jasiiradan ayaa caan ku ahayd macdanta ka dib dagaalkii. Waxaana ay ahayd sanadkii 1974 xarunta macdanta. Jasiiradan ayaa wakhtigan qofna ku noolayn oo ay guryaheedu cidla yihiin , waxaana sabab looga dhigay iyagoo dadku aaminsan inay tahay goob jiman degan yihiin.

Leave a Reply