Duufaan Xoog Badan oo ku Dhufatay Fiji

0
330

Boqolaal qof oo u dhashay Fiji ayaa maalintii labaad ku sugan dhismayaal ku meel gaadh ah kaddib duufaan xoog badan oo burburisay guryahooda, sidoo kalena dhulka dhigtay baalayaasha korontada.
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay.
Biyaha ka dhashay duufaanta waxa ay dumiyeen dhismayaasha waaweyn, waxayna jareen khadadka isgaadhsiinta.
Hay’adaha gargaarka waxa ay sheegayaan inaysan weli ogeyn sida ay dhibaatada tahay.
 

Leave a Reply