Masar oo ugu Danbeyntii Qirtay in la Ridey Diyaaradii Ruushka

0
266

Madaxwaynaha Masar Cabdel Fattax al Sisi ayaa markii ugu horaysay sheegay in diyaaradii Ruushka ee ku dhacday gacanka Sinai ay soo rideen argagixiso.
Isagoo ka hadlaya Telefishinka, ayuu sheegay in weerarka loogu tala galay sidii qasaaro loogu gaysan lahaa dalxiiska Masar iyo xidhiidhka ay la leedahay Ruushka.
Ruushka ayaa sheegay in diyaarada bomb lagu qarxiyay, iyadoo ay ku dhinteen laba boqol iyo labaatan iyo afar qof.
Sisi ayaa horaan u diiday diyaarada inay soo rideen argagigixiso.

Leave a Reply