Magaalo Aan la Ogalyan In la Joogo bil!

0
298

Magaalada kale ee Viljugiz City,  ee ku taalla gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa iyana noqotay magaalo yaab leh iyado ay halkaasi ku nool yihiin 100 kun oo qof oo hawlgab ah. Waxa kale oo magaaladan dadka soo booqda eheladooda hawlgabka ee ka yimaadda magaaloyinka kale aan loo ogolayn inay la joogaan wax ka badan 30 maalmood sanadka oo dhan. Magaaladu waxay leedahay beero lagu dalxiiso iyo gaadiida qurux badan.
Magaalada Shaamoola oo kula taalla dalka Mexisco ayaanay dadka ku nooli ogolayn in sawir laga qaado.  Dadkan ayaa aaminsan in qayb ruuxdooda ka mid ah laga qaadayo. Waxayna dhaqan u leeyihiin inay aad u cabbaan Cocolaha iyagoo aaminsan inuu ka nabad gelinayo dhibaatooyinka.

Leave a Reply