Uma Baahanyo Shaqo Mar Haddii Aad Samayn karo lacag!

0
327

Markii u diyaariyay ee uu daabacay lacagtii gacantana ku dhigay ayuu samada ku saydhiyay oo yidhi  maanta ayaan ka maarmay shaqo, oo fakhrina kala tagnay” . Markiiba wuxu qaatay $ 100. Buugii uu jeclaa ayuu maktabad kaga iibsaday, kaasi oo noqday $10. Baaqigii ninkii maktabada hayay ayaa ka soo sarifay huteel ku xigay. Ninkii ayaa iska tegay isagoo farxadi u dhan tahay, oo qaatay baaqqigii saxdaa ee looga soo celiyay lacagtii faalsada u samaystay.
Goor danbe ayuu ninkii huteelku ogaaday in lacagtu aanay ahayn asal, waxaana uu u keenay ninkii Maktabada oo ahaa nin miskiin ah oo aan dhaqaale badan haysan. Waxa uu ka qaatay $ 100 oo asal ah. Miskiinkaasi waxa ka maqan adiguba xisaabi.. yaase eedaasi leh? Lacagta oo gacanta u gasha dad shac ahi ugu danbaysta waxay keentaa dhibaato ku dhacda bulshada oo dhan iyo weliba sicir barar.

Leave a Reply