Guur aan Mushkulad lahayn

0
444

Nin da’a ayaa la weydiiyay si 52 sano isaga iyo gabadhiisu aanay maalin keliya u murmruin. Waxaan uu ku jawaabay “ Habeenkii arooskayaga ayaanu heshiis ku galanay in haddii ay xanuunsato aan hawsha madbakha la wareego, haddii aan anigu xanuunsadana hawsha biilka ay la wareegto, sidaasi ayaanu u wadaagnay waxaana halkughdigyo ahaa “ We must learn to live together as bothers or perish together as fools “ “ Waa in aa barana sida loo wada noolaado inagooo walaalo ah, ama waa in aan sida nacasyada u wada dhimanaa “
 

Leave a Reply