Xayawaanku Way Leeyhiin Xusuus Iyo Garasho!

0
303

In ka badan 2500 oo daraasadood oo ay culimadu ku samaysay dareenka iyo garashada xayawaanada kala duwan ayay ku ogaadeen inay leeyihiin garasho iyo dareen la mid ah ka aadamiga. Prof.Marc Bekoff oo ka tirsan jaamacadda University of Colorado ayaa buugaag uu qoray iyo muxaadaraad uu jeediyay  oo ku soo bandhigay daraasad uu sameeyay muddo 30 sano oo la xidhiidhay xayawaanka garashadooda. Waxaana uu sheegay in xayawaanku leeyihiin dareenada kalgacalka iyo nacaybka. Waxaana uu xaqiijiyay in dareenka Farduhu uu yahay mid aad u weyn oo xataa mararka qaarkood ay indhahoodu ilmeeyaan markay dareemaan arrin murugo leh., Waxa kale oo uu cadeeyay in xayawaanada qaarkood ay murugada iyo farxadaba la wadaagaan dadka ay la nool yihiin.
Cilmi baadhistan ayaa cadaysay in xayawaanku leeyahay xusuus, iyo garasho ay ku fahmi karaan kan nacabka u ah iyo kan nasteexa u ah.
 

Leave a Reply