Erayadii Adkaa Ayaa Sababay Geeridiisa

0
315

Markii uu muranku dhex maray ninkeeda way iska baxday iyadoo shaqadeedii ku socota, Odayga qoyska oo lagu magacaabo Satrit ayaa wax ka ka dib la hadlay gabadhiisa oo shaqadeedii joogta, waxaana uu weydiiyay su’aal keliya oo ahayd “ horta ma tahay mid I jecel oo raali ka ah wada noolaanshaheena”?
Gabadha ayaa si fudud oo ugu jawaabatay in aanu jirin wax jacayl iyop dan ay xataa ka leedahay midna. Ninkan oo da’diisu ahayd 42 sano ayaa aad u cadhooday , waxaana u jawaab ugu celiyay haddaba kaalay guriga dabka ka bakhtii. Isla daqiiqadiiba wuxu dab ku qabtay gurigiisa oo isuguna uu ku dhex gubtay. Markii ay guriga timi waay la kulntay  ninkeedii oo dhintay iyo gurigii oo gubtay. Waxaana sababay eryadii adkaa ee ay jawaabta uga dhigtay markii uu si dareen leh u weydiiyay.
 

Leave a Reply