In Badan Dayax Madoobaadka Ayaa La Arkaa!

0
321

Bishan October 8, ayaa dalalka Koonfurta iyo waqooyiga America, Asiyada bari, Australiya iyo pacific laga arkay arin aan inta badan dhicin.  Arinkan aya ahaa markii Dayax modoobaadkii uu mar keliya haddana isu bedealy isagoo Dayuxu oo midab casaan dhiig ah noqday.
Culmida dhinaca xidigiska ayaa sheegay in tahay arintani mid aad dhif u ah inay dhacdo, waxaana ay sheegeen in la arko oo keliya marka cadeceedda, dayax iyo dhulku ay marayaan xariiq isku began.
Waxaana sababa ay yidhaahdeen marka falaadhihii cadceeda ee ku dhici lahaa Dayaxa, ay sii dhex maraan dhulka.  Iyagoo sheegay inay tahay arrin nadir ah oo shantii qarni ee u danbeeyay ay dhacday wax yar oo aan badnayn. Dadkii degenaa deegaanda uu ka dhacay arinkan ayaa aad u naxay iyagoo aan hore u arag arinkan.
 

Leave a Reply