Haweeney 76 Sanno Jir Ah Oo Dhashay Mataano Noqotayna Hooyada Ugu Da’da Weyn Dunnida

0
278

Gabadh u dhalatay wadanka Hindiya laguna magcaabo Omkari Panwar ayaa noqotay hooyada ugu da’da weyn dunnida,iyada oo dhashay laba caruur ah oo mataano ah,kuwaas oo ay dhashay muddo dheer oo aanay waxba dhalin.
Hooyadan ayaa hore u haysatay lix caruur ah,iyada oo aan beryahaas wax ubad ah aan dhalin,waxaanay sheegtay inay ku faraxsan tahay inay dhasho caruur mataano ah oo weliba caafimaad qaba.
Haweeneydan ayaa ku nool magaalo ku taala waqooyiga dalkaasi Hindiya oo ka tirsan degaanka Uttar Pradesh,waxaayay noqotay hooyada ugu da’da weyn caalamka,madaama oo ay 76 sanno ku dhashay caruur.
 

Leave a Reply