Cape Town: Magaalada Dilka Iyo Tuugada

0
355

Magaalada Captwon ee Koonfur Afrika ayaa ka mid ah tobanka magaalo  ee dunida ugu amaanka xun. Falalka dilka ah ee ka dhaca magaaladaasi ayaa gaadha 6% sanadkii, iyada oo kuwa isku day dilka ahina lagu qiyaasay 6.5% . Dhinac tuugada guryaha ayaa gaadhaysa 3.6%  sanadkii, halka tuugada baabuurtuna ay tahay 5.4%. Denbiyada la xidhiidha mukhaadaraadka aya iyana gaadhaya 13.5%.
 

Leave a Reply