Neyroobi: Shirka Caalamiga ee Islaamka

0
382

Kulanweyne sanadle ah ayaa culimada islaamka uga socda magaaladan Nairobi.
Shirka waxaa looga hadlaya arimaha xagjirnimada dhalinyarada.
Culimo ka kala socota dunida dacaladeeda ayaa shirka ku falanqaynaya nidaamka saxda ah ee islaamka.
Sheekh Saciid Raage oo ka mid culimada waawayn ee Soomalida ayaa ka hadlay shirka
Sheekh Saciid waxuu sheegay in dhalinyaradu ay qaldayaan baraha bulshada ay ku wada xidhiidhaan.
Sidoo kale shirkan waxaa jooga culimo ka socota dalka Sacuudiga iyo Kanada.
 

Leave a Reply