Xukuumada Barazil oo Khilaf Hadheeyay

0
279

Madaxweynaha Dalka Barazil Dilma Rousseff ayaa iska difaacaysa qorsha la doonayo in xilka looga qaado.
Arinkani ayaa soo baxday kadib markii la sheegay eedeymo la xidhiidha massuqmaasuq
Balse dagaalkan ayaa u muuqda in uu kusii adkaanayo oo aysan suura gal ahayn in ay is difaacdo.
Xisbiga ugu weyn isbahaysigeeda ayaa go’aansaday in u dowladda ka baxo kadib eedahan badan ee soo baxay.
Madaxweyne Rousseff ayay dhici kartaa in si kumeel gaadh ah ay shaqada xafiiska dhinac ugu istaagto.
Dalka Barazil ayaa waxaa si weyn la isugu haystaa fadeexado la xidhiidha lacago la dhacay.
 

Leave a Reply