Caadooyinka Marka Caruurtu Dhalato

0
553

Dunida waxa ka buuxa caadooyin badan oo kala duwan. Kuwaasi oo xaflado kala duwan u sameeya caadooyinka ay rumaysan yihiin, Dalka Malaysiya waxay ay caruurta dhalata maqaarkeeda mariyaan dhagxan kulul. Dalka Baraasiil gabadha Uurka leh ayaa ka hor inta aanay dhalin sii diyaarisa seled ay ka buuxaan waxyaabaha xusuusta ah si ay u siiso dadka ku soo booqda Isbitaalka marka ay dhasho.
Waxyaabaha xusuusta ah ee laga soo buuxiyo saladaasi ayaa waxaa ka mid ah buugaag , macmacaan, iyo hadyado kale iyo qoraal uu magaca ilmaha dhashay ku jiro Iyo weliba mahadnaq qofka loo celinayo.
Dalka Malaysiya ayaa insa ilmaha yar loo sameeya xaflad la marinayo dhagxan kulul. Waxaana caadooyinkaasi loo sameeyaa oo ay aaminsan yihiin inuu ilmahaasi noqonayo mid barakaysan, isla markaana helaya cimri dherar iyo dhaqaale, mustaqbalkana uu noqon doono madax ama mid caan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here