Xikmadaha Maanta

0
545

โ€œNebi Muse (cs) isagoo Ilmo yar ah ayay badu badbaadisay oo nabad galisay, Fircoona isagoo awood badan oo ciidan xoogan wata ayay badu hafisay, maaha awoodaada, xikmadu waa in Allah (sw) kula jiroโ€

ยดHadii aad doonayso inaad saaxiib barato safar u raac, waxa kuu muuqan doona wax kasta oo uu qariyo, safar waxa loo yidhi waxa ku raaca akhlaaqda iyo anshaxaโ€

โ€œ Hadii dadku ku soo weeraraan adigoo xaq ku taagan , faraxย  maxaa yeelay waxay qirayaan inaad guulaystya oo aad wax raadaynayso, waayoย  Eyga bakhtiyay qofna ma shiido.

 

Haddii Biyuhu hadlayaan waxay ku odhan lahaayeen kuwo badan qalbiga maydha jidhkaย  intaanad maydhin.

 

 

 

 

Xadiiska Maanta

Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: โ€œ Waxaad dabageli doontaan dhaqamada dadkii idinka horeeyey taako taako iyo dhudhun dhudhun xataa haday god abeeso galaan waad ka daba galeysaan.

Asxaabta Rasuulka (Rc) ayaa ku yidhi โ€œ Rasuulkii Allow ma Yahuud iyo Kiristaan baa kuwa aan daba galeyno?. Markaasi Ayuu Rasuulka (scw) yidhi:ย  Hadaa ay kale ?

Waa in aan iska ilaalina inaan dhaqankeena iyo akhlaaqdeena wanaagsan bedelo inagoo ku daynayna dhaqamo shishiiye oo diinteena ka hor imanaya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here