Gorgor Loo Tababaray Inuu Soo Rido Dayuuradaha Is Wada

0
363

Ciidanka dalalka horumaray sida Japan iyo Faransiiska ayaa tababar siiyay shimbirka Gorgorka si uu ula dagaalamo una soo rido Dayuuradaha aan duuliyaha lahayn ee is wada kuwaasi oo basaasid ku samaynaya hawooyinkooda.

Gogorkan ayaan ka jiidhaya  dayuurradahan dhinaca danbe taasi oo keenaysa inay dhulka usoo dhacdo oo halkaasi ku burburto. Waxaana lagu tababaray qaabka ay u samaysan tahay.

 

 

 

Leave a Reply