Camal Naarta lagu Galo

0
365

Saxaabiga Ibnu Cabaas waxaa laga weriyey inuu yidhi: “ Nabigu(scw) wuxu usoo marey beer ka mid ah beeraha Madiina markaas ayuu ka maqlay cod laba qof oo lagu cadaabayo qabrigooda markaasaa Nabigu (scw) yidhi  “ Waa la cadaabaya wax weyna lagu cadaabi maayo, ka dib wuxuu yidhi balse waa weyn tahay midkood wuxuu ahaa mid aan kaadida iska duwin, kan kalena xan ayuu la wareegi jirey”  Waxa Weriyay Bukhaari. Waa in qofka muslinka ahi iska ilaaliya hadalad xun iyo inuu ummadda muslimiinta ah isku diro oo uu kala sheekeeyo.

 

Leave a Reply