Waa Kuwee 10 Jaamacaddood Ee Ugu Fiican Caalamku?

0
441

7:Shanghai University: jaamacadda Shanghai ayaa noqotay jaamacadda toddobaad ee ugu wanaagsan jaamacaddaha adduunka, waxaanaay jaamacaddani gaar u tahay cilmiga Engineering-ka, waxaana loo yaqaanaa Maxadka Massachustetts  ee Technology-ga Barriga.

8:Witwatersrand University : jaamacaddani waxay ku taalaa wadanka Koonfur Afrika, waxaanay noqotay  jaamacadda  8-aad ee ugu wanaagsan caalamka, waxay caan ku tahay jaamacaddani , waa jaamacaddii uu ka qalin jebiyey halgamaagii reer Koonfur Afrika ee Nelson Mandela, isaga oo ka baran jiray sharciga.

9:Zhejiang University: jaamacaddani waxay  noqotay jaamacadda 9-aad ee adduunka ugu wanaagsan dhanka aqoonta, waxaana la aas aasay sannadkii 1897 kii, waxaanay ka mid ahayd isbahaysiga jaamacaddaha Delta Universities  Yangtze, waxaana jaamacaddan dhigta arday gaadhaysa ilaa 45,000 oo arday.

10: National Nuclear Research University: jaamacaddani waxay ku taalaa wadanka Ruushka, waxaanay gaar  u tahay cilmi baadhisaha laga sameeyo dhanka hubka Nuclear-ka, waxaanay noqotay jaamacadda 10-naad ee ugu wanaagsan aqoon ahaan caalamka.

…Dhamaad…

 

 

 

 

 

Leave a Reply