Xeerka Dilka Gabadha Timaha Muujisa!

0
509

Dhibaatada diin la’aanta dunida meelo badan oo ka mid ah ka jirta ayaa sabab u ah cadaadiska xad dhaafka ah ee lagu hayo dumarka.  Qabiilada Horido oo ku nool koonfurta Africa ayaa ah mid xad gudub xad dhaaf ah ku haysa dumarkooda.

Ragga qabiiladan ayaa aaminsan in Timaha gabadhu ay muuqdaan ay tahay ceeb iyo meel ka dhac, islamarkaana sida Islaamka gabadha waajib kaga dhigay inay qariso timaheeda ayay aaminsan yihiin, laakiin arinkaasi ayay ku talax tegeen ka dib markii ay samaysteen xeer ciqaabeed u gaar ah arinkaasi.

Xeerka qabiiladan ayaa dhigaya in la dilo oo weliba meel fagaare ah oo raga qabiiladani isugu yimaadeen lagu dilo gabadha inyar oo ka mid ah Timaheeda muujisa.  Sawirka ayaaba kugu filan sida ay isugu soo baxaan marka gabadh dilka lagu fulinayo iyo farxadda ka muuqata. Mahad waxa leh Allah (sw) Islaamka inoogu nimceeyay.

 

 

Leave a Reply