Xikmadaha Shaqada

0
817
  • Si aad u horumarto, marka hore horimar ku samee maskaxdaada.
  • Shaqadu waa raaxo ama waa dhibaato laakiin waxay ku xidhan tahay dhaqankaaga.
  • Way kala duwan yihiin inaad shaqada joogto iyo inaad shaqaynayso.
  • Shaqo si xun loo qabtay macnaheedu waa in laba jeer la qabtaa.
  • Daah furku waxa la yidhi waa lama filaan la kulmay maskax furan oo daadashay.
  • Weliga ogow caqabadaha ku hortaagan iyo fursadaha aad haysato si aad u guulaysato.
  • Guushu waa macaan marka aad garanayso guul darada.
  • Xikmadaha aan ka baranay guuldarada ayaa ka badan kuwa aan ka naqaano guusha.

Leave a Reply