Gacan Qabashadeeda Ayaan Ku Guulaystay!

0
340

Ganacsadaha dalka Shiinaha u dhashay ee He Rongfeng  ayaa siiyay abaal gud weyn gabadh mar hore samafal u gashay. Wakhtigaasi oo uu ka dawarsan jiray dariiqyada magaalada Taizhou ee gobolka Zhejiang Shiinaha muddo dheer.

 

Gabadhan oo lagu magacaabo Dai Zyingfn oo wakhtigaasi 1993 haysatay, dukaan lagu iibiyo raashinka. Waxayna siin jirtay cunto iyo meel uu seexdo. Gabadhani waxay u raadisay xataa shaqo inuu helo iyadoo xidhiidh ula samaysay goobo shaqo laga doonto,  kana bixisay lacagtii uu ku raaci jiray tareenka uu ku tegayo goobta shaqada laga siinayo.

 

Abaalkaasi ma ilaabin markii u dhqaalihiisu balaadhay ayuu gabadhii siiyay hanti dhan $ 160.

 

Rongfeng ayaa sheegay in aanu faqiirnimada ka bexeen haddii aanay gabadhani gacan qaban.

Leave a Reply