Arooska Farasku La Dhacay!

0
385

Farxaddii xafladda Arooska ayaa mar keliya isu bedeshay naxdin iyo murugo ka dib markii uu dhacay gaadhi Faraskii ay saarnaayeen. Sida lagu daabacay Wargeyska Daily Maial oo Dawan soo xigtay. lamaane arooskoodu ka dhacay magaalada “Borgeto” ee dalka Talyaaniga ayaa la kulmay arrin naxdin leh habeenka farxadooda.

Arooska ayaa gadhi Faraskii ay la socdeen uu dhulka ku dhacay arintan ayaa naxdin ku noqotay waxaana aan la fahmin sababta uu Farasku u dhacay maadaama aanu culays badan jiidayn. Caadada Aroosyada ayaa ah in  lagu qaado gaadhiga Farsakaas habeenada dabaaldegga arooskooda.  Lamanaha arooska ah ayay naxdin ku noqtay Faraska dhicidiisu, waxaana dad badani ku fasireen inay yihiin lamaane nasiib xun.

Leave a Reply