Daawo Mudanayaal Golaha Guurtidda Ka Tirsan oo Si Adag Uga Hadley Xeerka Kufsiga

0
287

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Cumar Nuur Waaye iyo xildhibaan Khadar Xuseen Sahal kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa si adag uga hadlay xeerka Kufsiga.
Xeerkaasi oo ay ku jiraan qodobo badan oo diinta islaamka ka hor imanaya kaasi oo ay kaasi oo ay mudayaasha golaha wakiiladuna ay ku sheegeen inuu sax yahay.

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply