Golaha Guurtida Somaliland Oo Muddo Kordhin U Sameeyey Golaha Wakiiladda Somaliland.

0
760

Hargeysa(Dawan)Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Muddo Kordhin U Sameeyey Golaha Wakiiladda Somaliland.

Golaha Guurtida Somaliland Ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku meel mariyey muddo kordhin loo sameeyey Golaha Wakiiladda Somaliland, iyada oo ay 69 xildhibaan ogolaadeen muddo kordhintaasi, waxaanay tilmaameen xildhibaanadda Golaha Guurtidu in ay doorashada Golaha Wakiiladdu dhici doonto bisha 12-naad ee sannadkan 2019-ka.

Leave a Reply